Side Topics often discussed: Advertise on Google, Google Adwords, Google Adsense, Adsense, General Money Making articles, Online Business Opportunities, How To Make Money On the Internet, Easy online income, Free online business, and many more.
Home
Shugri Diiriye Roobleh (Shugri Shacni) oo Qaadaysa Jacayl
Thursday, 16 July 2009
Masawirka_ShacniWaa Hees aad u macaan oo ay kuugu luuqaynayso fanaanada da'da yar ee Shugri Diiriye Roobleh (Shugri Shacni). Heestan "Boholyoow" Waxaa duubay Wiilka Qaba Fanaanada oo la yidhaa Axmadeey waxaana lagu duubay Magaalada Jigjiga. Farsamada & Editka waxaa iska leh Jacfar Carabka
Last Updated ( Thursday, 16 July 2009 )
 
Gravity of Hope Prelude to Documentary
Saturday, 04 July 2009
 This video is a sneak peak to Gravity of Hope's in depth documentary detailing the adversities the Somali Community faces daily
 
Qatarta ay Ku Jiraan Dhaqaatiirta Shisheeye ee Ka Shaqeeya Gudaha Somaaliya
Monday, 22 June 2009
Dhaqatiirta shisheeye ee ka shaqeeya dalka Soomaaliya ayaa ah kuwa naftooda geliya qatar oo aanan wax ilaalo ah laheyn hase yeeshee weli ka dhex shaqeeya dagaallada ka socdo Soomaaliya iyagoo daaweeya dadka dhaawaca ah oo si aan kala joogsi laheyn loo keenayo isbitaallada. Barnaamijka halkaan aad ka daawaneyso ayaa ah mid ka hadlaya xaalada dalka Soomaaliya iyadoo documentary laga soo duubay dhaqaatiirta shisheeye ee ku sugan dalka.
Last Updated ( Monday, 22 June 2009 )
 
Riwaayadii Qabyo 2 ee Qosolka badneyd
Monday, 22 June 2009
Qabyo 2 Riwaayad Qosol BadanWaa riwaayad ka hadlaysa nolosha ragga iyo dumarka ka dhexeysa haddii ay qoys yihiin isna af garan waayaan waxyaabaha ka dhex dhici karta. Hadii aadan dibadaha siiba Mareykanka ama Kanada ku nooleyn, waxaa laga yaabaa inaadan weli maqlin NINE ONE ONE (911) waa seddaxda number ee lagu waco booliska. Waxaa nimanka Soomaalida jooga dibaddaha ku sheekeystaan had iyo goor, war naagtaada saa ha yeelin yaysan 911 kuugu wicine. Qabyo 2 Waa mid fixda kaa dhameynaya oo aad u qosol badan.
Last Updated ( Monday, 22 June 2009 )
 
Gabar Adag - By Tanya
Tuesday, 16 June 2009
Tanya - Gabar Adag Tanya oo noo qaadaysa Gabar Adag. Heestaan oo ay noo soo diyaariyeen film ahaan kooxta SOMTV ayaa ah mid aad u xiiso badan maadaama gabadhan cadaanka ah oo la magac baxday Canab Caddey ay aad u cod macaantahay. SOMTV barnaamijkan waxay kaloo ku wareysaneysaa fanaanka caanka ah ee HIMILO - Bal ila daawo Gabar Adag oo ay noogu raaxayneyso Tanya
Last Updated ( Thursday, 16 July 2009 )
 
Finland inaan tago baan doonayaa
Tuesday, 16 June 2009
Ismail Wants To Go to Finland Dhalinyarada xeryaha ku xareysan oo naftooda u huraya inay u tahriibaan wadamada qaniga ah sida kuwa Yurub.  Ismail Abdullahi Ismail oo ku xareysan xeryaha Qaxootiga ee dalalka Soomaliya deriska la ah ayaa halkaan ku sheegaya sababta ku kalifeysa isaga inuu u tahriibo wadamo shisheeye.
 
17 Burcad Badeed oo lagu Wareejiyay Kenya
Saturday, 13 June 2009
Somali_Pirates_ArrestedCiidamada Badda ee Maraykanka ayaa 17 Burcad Badeed dhowaan ay soo qabteen ku wareejiyay Ciidamada Nabad ilaalinta ee Kenya.
Last Updated ( Saturday, 13 June 2009 )
 
Wiil Reer Mareykan, Burhan Xasan oo loo toogtay Sir Qarsoodi ah darteed
Tuesday, 09 June 2009
Burhan Xassan - Hassan - Killed Wiil da' yar oo Mareykanka ku koray oo lagu toogtay Soomaliya kadib markuu is yiri ka laabo dagaalka. Wiilkan ayaa, sida wararku sheegayaan, ka dhoofay Mareykanka si uu uga qayb qaato dagaalka Mujaahidnimoda loogu sheegay. Ka dib markey cidiisa isku dayday inay Mareykanka kusoo celiyaan ayaa la toogtay iyadoo kuwii dilay ka cabsadeen inuu sirtooda sheego.  
 
Yaa Dilay Agaasimihii Shabelle? IIBI Vs Cali Xuseen
Tuesday, 09 June 2009
iibi vs ali maxamud xuseenBeryahaan waxaa socda is eedeyn fara badan oo kooxba kooxda kale ku eedeynso inay toogteen Agaasimihii Shabeele, Mukhtaar Hiraabe. Waa kanaa video ah warbixin Universal TV kasoo duubtay eedeyn uu bixiyay Cali Xuseen iyo Iibi oo hadba mid ku eedeynayo kan kale. Waa arin aad u fool xun ah in dadkii ka dambeeyey dilka masaakiintaas dhuun dhuunto oo cidna soo qaban.
Last Updated ( Tuesday, 09 June 2009 )
 
$5,000,000 oo lagu Doonayo Sh. Xasan Daahir! Ma Runbaa?
Monday, 08 June 2009
Ma Runbaa in Sh. Xasan Daahir Aweys lagu raadinayo Shan Milyan oo Doolar? Waa 5 Million Dollars? Warkaas waxaa sheegay NTV oo ah Televisionka Kenya halkaan Ka fiirso sida Kenyaatigu u arko Taliyaha ARS iyo Xisbul Islaamka ayagoo faah faahinaya Shirkii Jaraa'id ee uu Dhowaan ku qabtay Muqdisho.
 
Sh. Xasan Daahir Aweys oo aan Dhaawac ahayn oo Qabtay Shir Jaraa'id
Monday, 08 June 2009
Xasan Daahir AweysWar Saxaafadeed shalay uu Xasan Daahir Aweys ku bixiyey Muqdisho ayuu sheegay in Dagaalka ayaga lagu soo qaaday. Beryahan ayaa warar is daba socday sheegayeen in Xasan Daahir aweys uu ku daawacmay dagaalladii dhowaan ka socday dalka gudihiisa iskuna heysteen Dowladda iyo xoogagga kasoo horjeeda. Halkaan Ka Daawo Warsaxaafadeed-ka Xasan Daahir Aweys 08/06/09
 
Meydka Agaasimihii Idaacadda Shabelle oo galabta lagu aasay duleedka magaalada Muqdisho 07 Jun 2009
Sunday, 07 June 2009
Waa Faahfaahin dheer oo ay soo diyaarasay Universal TV oo ka hadlaya dilkii loo geystay Agaasimahii Idaacadda Shabelle Mukhtaar Maxamed Hiraabe iyo aaskiisii. Wariyaha UTV ayaa sidoo kale ku booqday Isbitaalka Madiina, Axmed Taajir, oo ah gudoomiyaha barnaamijyada Shabelle TV, kaasoo dhaawac u yaala isbitaalkaas.
Last Updated ( Sunday, 07 June 2009 )
 
Alshabaab oo Reer Baydhabo ugu Dhaartay inay Qoorta Ka jarayaan Qofkii Dowladda Caawiya
Sunday, 07 June 2009

banaanbax videos.somchat.comDaawo alshabaab oo u dhaartay shacabka baydhabo in qoorta laga jari doono cidii lagu arko iyadoo la shaqeyneysa dowladda KMG ah.  Waa Universal TV warbixin ay ka soo duubtay dhowr beri ka hor magaalada Baydhabo.

 
Riwaayadii Baqiil iyo Beenlow
Saturday, 06 June 2009
videos.somchat.comRiwaayadan Qosolka Badan! Heeso macaana leh. Waa 4 qayb ee fadlan hadba qayb daawo. Jilayaasha waa ilka Case iyo Hiiraan
Last Updated ( Saturday, 06 June 2009 )
 
Balin Baalis. Xasan Aadan Samatar - 19xx - Hees Qaraami ah
Saturday, 06 June 2009
Balin Baalis - Xasan Aadan Samatar - videos.somchat.com - HeesoBalanbaalis, waa Xasan Aadan Samatar oo codkiisa aad u macaan yahay. Waayo waayo. Fadlan sanadka heesta uu qaaday haddii aad garaneyso iisoo sheeg.
Last Updated ( Saturday, 06 June 2009 )
 
Work From Home? What is the number 1 'Work At Home' job out there? Wanna Find Out?
Saturday, 06 June 2009
Man on computerAs more companies are looking for ways to save money, the number ofwork from home data entry jobs are increasing. Corporations are looking at ways to cut excess costs, and by creating work from home data entry jobs, companies do not have to pay a number of the benefits and other costs associated with staffing an office. If you have the right skills, you may find that work from home data entry jobs may be just the right fit for your desire to work out of your home.
Last Updated ( Saturday, 06 June 2009 )
 
Guri Soo Dumay oo Dhimasho iyo DHaawac keenay.
Saturday, 06 June 2009
somchat.com - gurisoo dumayGuryo ku yaalo Xamarweyne ayaa u adkeysan waayay roobabkii dhowaan ka dhacay Muqdisho. Midka ka mid guryahaas ayaa dhowaan keenay dhaawac iyo dhimasho ka dib markuu soo dumay. Waxaa sii dheer, koox timid markii gurmad loo joogay ayaa risaas istiri dadkii ku kala yareeya oo 2 qof meeshaas ku toogtay, sida uu sheegay wariyaha Universal TV. Maki Xaaji Banaadir oo ka mid ahaa dadkii soo gurmaday ayaa isagana faahfaahin ka dhiibay.
Last Updated ( Saturday, 06 June 2009 )
 
Wasiirka Arimaha Dibadda: 'Ciidamo Shisheeye Uma Baahnin
Friday, 05 June 2009
Sidee Dowladda maal mahaan ka dareensantahay dagaalka ay kula jiraan Alshabaab iyo Xisbul-Islaam? Jawaabta Wasiirka Arimaha Dibadda ee DKMG waa 'Waan isku filanahay umana baahnin ciidamo shisheeye.'
 
Xisbul Islaam oo Sheeganeysa saldhigga yaaqshiid markii ay 3da bisha June la wareegeen
Thursday, 04 June 2009
Waa dagaalkii maanta bishu june tahay sedex ka dhacay magaalada Muqdisho khaasatan Yaaqshiid.
Last Updated ( Thursday, 04 June 2009 )
 
Ciidanka Badda Soomaaliya oo lagu tababarayo Muqdisho oo gaaraya 500 askari
Thursday, 04 June 2009
ciidamada badda Tababarka ciidanka badda ee Soomaliya ayaa ah mid aanan la arag 20kii sano ee lasoo dhaafay iyadoo dagaallada sokeeya ay suurto gelin waayeen in la dhiso ciidan badda qaas uh. Waxaa ciidankan oo hadda gaaraya ilaa 500 oo qof loo tabarayaa sidii ay u ilaalin lahaayeen qayraadka badda dalka una sugi lahaayeen amaanka badda Soomaliya. Video-gan waxa uu soo bandhigayaa Admiral Qaro oo ka waramaya ciidamo badda oo lagu tababarayo magaalada muqdisho.
Last Updated ( Thursday, 04 June 2009 )
 
Sheekooy Ku Nacay - Somali Stand-up Comedy - Stage 10
Wednesday, 03 June 2009
Sheekooy Ku Nacay ImageFree Style Somali Stand up Comedy...Part of Lamaane Movie...Somali Comedy by Abdihakin BR
 
Faahfaahin Wafdigii Col Cumar Xaashi ee Gaaray Baledweyne iyo Soo Dhowentoodii
Tuesday, 02 June 2009
taangiWafdiga Col. Cumar Xaashi Aadan, oo ah Wasiirka Amniga ee DKMG oo Si fiican looga soo dhoweeyey magaalada Beledweyne. Magaalada oo maanta la dareemayay dhaqdhaaaqyo amaan sugid ah ayaan la ogeyn sababta wasiirku u yimid.
Last Updated ( Tuesday, 02 June 2009 )
 
Dagaalkii Shalay iyo Maanta ee degmada dherkenley
Tuesday, 02 June 2009
Wiil Calan SurayaDagaal qaraar oo u dhaxeeya dowlada KMG ah iyo kooxaha Mucaaradaka ayaa ka dhacay degmada dherkenley ee Gobalka banaadir kaasoo ciidamada Dowladdu kula wareegeen fariisimooyin kooxaha kasoo horjeeda horey u heysteen
Last Updated ( Tuesday, 02 June 2009 )
 
Faahfaahin Qabsashadii Saldhiga Yaqshiid
Tuesday, 02 June 2009
Waxaa dhowaan Ciidamada Dowladda la wareegeen Saldhiga Yaaqshiid. Video-gan waa faahfaahin sidii lagu qabsaday iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda oo ka qudbeeyey saldhigaas. Halkaan Ka Daawo
Last Updated ( Tuesday, 02 June 2009 )
 
Dowladda oo Sheegatay Guulo ay Ka Gaareen Dagaalkii Jimcihii La Soo dhaafay
Sunday, 24 May 2009
in labalaariyo howlgalka ciidamada dowladda lana bilaabo hoolo sifeyn ah ayuu yiri wasiirka warfaafinta. Sidoo kale wasiirka gaashaandhiga oo sheegay in ciidamada dowladda gaareen hadafkii dagaalka u qaadeen. Waxaa war saxaafadeed ka hadlay Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Midnimidda Qaran.
Last Updated ( Sunday, 24 May 2009 )
 
War Is weydaarsi Aljazeera u qabatay ARS Asmara iyo Dowladda
Thursday, 21 May 2009
Xasan Dahir Aweys
Last Updated ( Sunday, 24 May 2009 )
 
Work From Home? What is the number 1 'Work At Home' job out there? Wanna Find Out?
Saturday, 06 June 2009
As more companies are looking for ways to save money, the number ofwork from home data entry jobs are increasing. Corporations are looking at ways to... Read more...
Five Golden Steps to Make Money On the Internet
Sunday, 24 May 2009
If you have been researching a way to make money online, there are some simple Internet Income Source tips and solutions that you can... Read more...
The Five Golden Steps to Make Money and Internet Income Online
Sunday, 24 May 2009
Today, I will teach a basic lesson. What isGoogle Adsense? Adsense is a term used by Google for their online ads. It is the program they offer to... Read more...
Gravity of Hope Prelude to Documentary
Saturday, 04 July 2009
 This video is a sneak peak to Gravity of Hope's in depth documentary detailing the adversities the Somali Community faces daily Read more...
Qatarta ay Ku Jiraan Dhaqaatiirta Shisheeye ee Ka Shaqeeya Gudaha Somaaliya
Monday, 22 June 2009
Dhaqatiirta shisheeye ee ka shaqeeya dalka Soomaaliya ayaa ah kuwa naftooda geliya qatar oo aanan wax ilaalo ah laheyn hase yeeshee weli ka dhex... Read more...
Finland inaan tago baan doonayaa
Tuesday, 16 June 2009
 Dhalinyarada xeryaha ku xareysan oo naftooda u huraya inay u tahriibaan wadamada qaniga ah sida kuwa Yurub.  Ismail Abdullahi Ismail oo ku... Read more...
Shugri Diiriye Roobleh (Shugri Shacni) oo Qaadaysa Jacayl
Thursday, 16 July 2009
Waa Hees aad u macaan oo ay kuugu luuqaynayso fanaanada da'da yar ee Shugri Diiriye Roobleh (Shugri Shacni). Heestan "Boholyoow" Waxaa... Read more...
Gabar Adag - By Tanya
Tuesday, 16 June 2009
Tanya oo noo qaadaysa Gabar Adag. Heestaan oo ay noo soo diyaariyeen film ahaan kooxta SOMTV ayaa ah mid aad u xiiso badan maadaama gabadhan... Read more...
Balin Baalis. Xasan Aadan Samatar - 19xx - Hees Qaraami ah
Saturday, 06 June 2009
Balanbaalis, waa Xasan Aadan Samatar oo codkiisa aad u macaan yahay. Waayo waayo. Fadlan sanadka heesta uu qaaday haddii aad garaneyso iisoo sheeg. Read more...
Riwaayadii Qabyo 2 ee Qosolka badneyd
Monday, 22 June 2009
Waa riwaayad ka hadlaysa nolosha ragga iyo dumarka ka dhexeysa haddii ay qoys yihiin isna af garan waayaan waxyaabaha ka dhex dhici karta. Hadii... Read more...
Riwaayadii Baqiil iyo Beenlow
Saturday, 06 June 2009
Riwaayadan Qosolka Badan! Heeso macaana leh. Waa 4 qayb ee fadlan hadba qayb daawo. Jilayaasha waa ilka Case iyo Hiiraan Read more...
Sheekooy Ku Nacay - Somali Stand-up Comedy - Stage 10
Wednesday, 03 June 2009
Free Style Somali Stand up Comedy...Part of Lamaane Movie...Somali Comedy by Abdihakin BR Read more...

Funka

Shugri Diiriye Roobleh (Shugri Shacni) oo Qaadaysa Jacayl
Thursday, 16 July 2009
Waa Hees aad u macaan oo ay kuugu luuqaynayso fanaanada da'da yar ee Shugri Diiriye Roobleh (Shugri Shacni). Heestan "Boholyoow" Waxaa... Read more...
Gabar Adag - By Tanya
Tuesday, 16 June 2009
Tanya oo noo qaadaysa Gabar Adag. Heestaan oo ay noo soo diyaariyeen film ahaan kooxta SOMTV ayaa ah mid aad u xiiso badan maadaama gabadhan... Read more...
Balin Baalis. Xasan Aadan Samatar - 19xx - Hees Qaraami ah
Saturday, 06 June 2009
Balanbaalis, waa Xasan Aadan Samatar oo codkiisa aad u macaan yahay. Waayo waayo. Fadlan sanadka heesta uu qaaday haddii aad garaneyso iisoo sheeg. Read more...
Xulkii Xassan Aadan Samatar
Tuesday, 02 June 2009
Heeso Xul ah oo Xassan Aadan Samatar Qaadayo - Waa Album ama Playlist Read more...
Xasan Adan Samatar - Ha Liican Ha Leedin
Tuesday, 02 June 2009
Xasan Adan Samatar - Ha Liican Ha Leedin. Waa Hees macaan Read more...

Login Form






Lost Password?

Dadka Jooga

Somali Comedy

Riwaayadii Qabyo 2 ee Qosolka badneyd
Monday, 22 June 2009
Waa riwaayad ka hadlaysa nolosha ragga iyo dumarka ka dhexeysa haddii ay qoys yihiin isna af garan waayaan waxyaabaha ka dhex dhici karta. Hadii... Read more...
Riwaayadii Baqiil iyo Beenlow
Saturday, 06 June 2009
Riwaayadan Qosolka Badan! Heeso macaana leh. Waa 4 qayb ee fadlan hadba qayb daawo. Jilayaasha waa ilka Case iyo Hiiraan Read more...
Sheekooy Ku Nacay - Somali Stand-up Comedy - Stage 10
Wednesday, 03 June 2009
Free Style Somali Stand up Comedy...Part of Lamaane Movie...Somali Comedy by Abdihakin BR Read more...